BARNAAMIJKA DHIIRRIGELINTA AKHRISKA EE HIGGAAD

barnaamijka dhiirrigelinta akhriska ee higgaad waa barnaamij lagu wacyo gelinaayo dadyowga soomaaliyeed oo ah bulsho hadal loona beddelo bulsho wax akhris