WASIIR DOWLAHA WASAARADA QORSHEYNTA MAALGASHIGA IYO HORMARINTA DHAQAALAHA SOOMAALIYA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha soomaaliya.
Muqdisho August, 12, 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,...
Dhambaalka 9-aad
JIMCO, 30-KA JUUN 2017, BILLE WARGEYSKA SOMASCA, TIRSIGA: 09, SANNADKA 2-AAD.
Wargeyska dhambaal waa wargeys Billa ah ka soo baxa Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta...
ERAYBIXINADA SHARCIGA IYO TIKNOOLOJIYADA
Hoolka Cali Sugule Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa lagu qabtay bandig ku saabsan Eraybixinada Sharciga iyo Tiknoolojiyadda.
Muqdisho Febraayo 14,2024: ...
ERAYBIXNTA AF SOOMAALIGA EE DHINACA TIKNOOLAJIYADDA.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeyb galay shirka eraybixinta Af Soomaaliga ee dhinaca Tiknoolajiyadda.
Muqdisho Talaado Sebtember 17 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka...
GUDDOMIYAHA AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA AYAA XARUNTA ...
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo xaruta Akademiyada ku soo dhaweeyay wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya.
Muqdisho 20, Febraayo 2024.
Guddoomiyaha...
DHAMEESTIRKA TABABARKA CILMIBAARISTA
Muqdisho: 14-01-2024:
Waxaa manta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gabagabeeyay tababar soconayay labo maalmood oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Cilmibaarista Akademiyada kaas...
SIXIDDA BUUGAAGTA AY QOREEN QORAYAASHA DA’DA YAR EE SOOMAALIYEED SANADKA 2023
Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ka socdo sixidda tartanka buugaagtii ay qoreen qorayaasha da'da yar ee Soomaaliyeed sanadkan 2023.
Si ay Akademiyada u...
BANDHIG BUUG OO LAGU QABTAY MAGAALADA MUQDISHO
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeybgalay bandhig buug oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho 10 December 2024: ...
TABABAR KU SAABSAN HABKA CILMIBAARISTA LOO SAMEEYO
Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu qabtay tababar ku saabsan habka cilmibaarista loo sameeyo. Tababarkaas oo socday mudo sedax cisho ah waxaana ...
SHIRKA WADATASHIGA SHAQAALAHA AKADEEMIYADA
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu qabtay doodcilmiyeed ku saabsan qaabka loo hormarin karo, isbaddalna
loogu sameyn karo hawlaha Akademiyada.
Muqdisho Deseember 29 2024;
Guddoomiyaha...
XUBNO KA TIRSAN AKADEMIYADA AYAA MAANTAY SOO JEEDINO IYO DOOD CILMIYEED...
Xubno ka tirsan Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta soo jeedino iyo dood cilmiyeedyo kaga qeybqaatay shirweynaha 15aad ee Daraasaadka Soomaaliyeed.
Bilaal Qaasim ayaa...
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA) QORSHEYNTA, HORMARINTA IYO ISKAASHIGA...
WASAARADDA QORSHAYNTA & MAALGASHIGA SOOMAALITA OO MAANTA LAGU GABAGABEEYAY TABABAR AY QAADANAYEEN SHAQAALAHA WASAARADDA QORSHAYNTA.
Muqdisho, Luulyo 04 2024;
Tababar ay qaadanayey shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta &...













