Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa kormeer ku tagay hoolka Cali Sugulle halkaas oo ay ka socotay tababar la siinayay gabadhaha ka hawlgala...
Xarunta Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu soo bandhigay cilmibaaris laga sameeyay kala duwanaanshiyaha shimbirta iyo meelaha ay ku nool yihiin.
Muqdisho Oktoobar 9...