KULLAN ISBARASHO

3327

Guddoomiyaha cusub ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta kullan isbarasho ah layeeshay shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.