waxaa maanta oo ay taariiqda tahay 03/12/2023. Ka furmay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda tababar ku saabsan qoraalka qumman ee afka soomaaliga. Kaa soo ay bixinaayaan xubno ka tirsan guddiga afsoomaaliga ee akadeemiyada cilmiga dhaqanka iyo suugaanta. Tababarka waxaa daah furay gudoomiyaha akadeemiyada mudane: C/qaadir Nuur Xuseen (Maax) waxa uu socon doonaa muddo 5maalmood.
Latest article
AKADEMIYADA CILMIGA ,DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY SOOJEEDIN KU SAABSAN KALA DUWANAANTA LUQADDA...
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay soojeedin ku saabsan kala duwanaanta luqadda ay ku leedahay isu furnaanta ilbaxnimada iyo isdhexgalka...
“رئيس رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي”
"رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي"
مقديشو - 28 يناير 2025 .
قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية...
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO ISKU SHAANDHEYN IYO MAGACAABIS SAMEEYAY.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmig,Dhaqanka iyo Suugaanta oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay.
Muqdisho 28 jannaayo 2025;
Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo maalmahaan waday dadaallo lagu...
