SIXIDDA BUUGAAGTA AY QOREEN QORAYAASHA DA’DA YAR EE SOOMAALIYEED SANADKA 2023

3133

Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ka socdo sixidda tartanka buugaagtii ay qoreen qorayaasha da’da yar ee Soomaaliyeed sanadkan 2023.

Si ay Akademiyada u soo saarto 3-da buug ee ugu wanaagsan sanadka 2023. Tartankan Akademiyadu waxay qabataa sanad kasta.