Maanta oo ay taariikhdu tahay 21/06/2023 waxaa lagu soo gebagabeeyey Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga kaas oo socday muddo 10 maalmood ah. Tababarkan waxaa bixiyey Xubno ka tirsan guddiga Afsoomaaliga ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. Waxaana ka faa’iideystay in ka badan 35 qof oo kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska. Waxaa Xusid Mudan in Akademiyada iyo Wasaaraddu ay iska kaashan doonaan Barnaamij la magac baxay” Afka Soomaaliga ka Baro Raadiyaha iyo Telefishinka. Kaas oo mar dhaw bilaaban doona.
Latest article
AKADEMIYADA CILMIGA ,DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY SOOJEEDIN KU SAABSAN KALA DUWANAANTA LUQADDA...
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay soojeedin ku saabsan kala duwanaanta luqadda ay ku leedahay isu furnaanta ilbaxnimada iyo isdhexgalka...
“رئيس رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي”
"رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي"
مقديشو - 28 يناير 2025 .
قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية...
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO ISKU SHAANDHEYN IYO MAGACAABIS SAMEEYAY.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmig,Dhaqanka iyo Suugaanta oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay.
Muqdisho 28 jannaayo 2025;
Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo maalmahaan waday dadaallo lagu...
