Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa lagu qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan duruufaha iyo xaaladaha ku xeeran fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, iyadoo doodda ay soo qabanqaabisay Waaxda Fanka iyo Suugaanta ee Akademiyada.
Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa lagu qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan duruufaha iyo xaaladaha ku xeeran fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, iyadoo
Read More
