Afka Soomliga

Wargaysyada

SHIRKA DIBUHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa daahfuray shirka dibuhabeynta Guddi Hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga oo socon doona muddo laba...

HESHIISYO AY KALA SAXIIXDEEN AKADEEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA, SUUGAANTA IYO JAAMACADA MUQDISHO

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 16/07/2023 waxaa heshiisyo Is-afgarad ah kala saxiixday Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqan iyo Suugaanta iyo Jaamacada Muqdisho. Heshiisyadaas oo ku saabsan...

BARNAAMIJKA DHIIRRIGELINTA AKHRISKA EE HIGGAAD

0
barnaamijka dhiirrigelinta akhriska ee higgaad waa barnaamij lagu wacyo gelinaayo dadyowga soomaaliyeed oo ah bulsho hadal loona beddelo bulsho wax akhris

ERAYBIXNTA AF SOOMAALIGA EE DHINACA TIKNOOLAJIYADDA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeyb galay shirka eraybixinta Af Soomaaliga ee dhinaca Tiknoolajiyadda. Muqdisho Talaado Sebtember 17 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka...
152,451FansLike
16,224FollowersFollow
15,474,474SubscribersSubscribe

Hidaha iyo Dhaqanka

XAFLAD LAGU DAAHFURAYAY XARUN CUSUB OO LAGU HORMARINAYO DHALLINYARADA SOOMAALIYED.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay xaflad lagu daahfurayay xarun cusub oo lagu hormarinayo dhallinyarada Soomaaliyeed. Muqdisho August 14, 2024; Guddoomiyaha Akademiyada...

GUDDIHOOSAADKA QAAMUUSEYNTA GUDDIGA AF SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Qaamuuseynta Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho August 31 2024; Guddoomiyaha...

Dhambaalka 13-aad

0
TALAADO, 31-KA OKTOOBAR 2017, BILLE WARGEYSKA SOMASCA, TIRSIGA: 13, SANNADKA 2-AAD. Wargeyska dhambaal waa wargeys Billa ah ka soo baxa Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta...

SHIRKA DIB-UHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Shirka Dibuhabeynta Guddi Hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta, ayaa lagu qabtay xarunta Akademiyada. Muqdisho Febraayo 11 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo...

XAFLADDA XIRITAANKA TABABRKA XIRFADDA KOMBUYUUTARKA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu qabtay xafladda xiritaanka tababarka xirfadda kombuyuuterka oo la siinayay gabadhaha ka hawlgala Akademiyada. Muqdisho December 28...

Kaydka Buugaagta

XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TIKNOLOJIYADDA SOOMAALIYA)

0
Waxaa maanta Xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Soomaaliya lagu soo gebagabeeyey Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga, oo loo qabanayey qaar ka mid...

Dhambaalka 11-aad

Kaydka Muuqaalada