MA OGTAHAY MUQDISHO IN AY GUNDHIG U TAHAY (1-aad)

896

  Ma ogtahay Muqdisho in ay gundhig u tahay

  • Arrimaha maamulka dalka:Waa Magaaladii laga dhisay warshadihii ugu badnaay ee laga dhiso dalka Soomaaliya.Waa Magaalada ay ku taal dekedda ugu weyn dekadaha Soomaaliya.Waa Magaalada ugu degmooyinka badan dalka Soomaaliya.Waa Magaalda ay ku  taal dekadda ugu weyn dekedaha Soomaaliya.Waa Magaalada ugu degmooyinka badan dalka Soomaalida.Waa Magaalada xarunta u ah dowladda dhexe ee  Soomaaliya.Waa Magaalada ugu isgoysyada badan magaalooyinka Soomaalida .Waa Magaalada uu fadhigiisu yahay Baarlamaanka federaalka ee Soomaliya. waa magaaladii lagu dhiasay Baarlamaankii u horreeyay ee Soomaaliya.waa magaalada ay taallo  hantida  ugu badan ee dowladda  dhexe ee soomaliya
  • Arimaha warbaahita bulshada, idaacadaha Telfishinnada  waa magaalada ay ka furan yihiin idaacadaha ugu badan ee dalka ka jira. waa magaalada ay ka jiraan telfishinnada ugu badan ee dalka ka jira. waa magaalada loogu adeegsiga badan yahay aalada cusub ee bulshada ku wada  xiriirto. 

  • Arrimaha diinta Islaamka 

waa magaalada ugu masaajidda badan dalka Soomaaliya, waa magaalada ugu badan ay ku yaallaan tirada ugu badan dugsiyada qur’anka kariimku, waa magaalada ay joogaan tirada ugu badan culumada waaweyn ee diinta Islaamka loogu dambeeyo, laguna aqriyo xalaqaadka adiiniga ah kuwa ugu badan.

.Arimaha aqoonta maaddigga

waa magaalo ay ku yaalaan jaamacadaha iyo dugsiyada ugu badan dalka Soomaaliya, waa magaalada lagu soo saaray, laguna hirgeliyey farta af Soomaaliga, waa magaalada ay ku yaallaan akademiyadaha kala duwan ee aqoonta aadaamiga, waa magaalada ay joogaan kawaadirta aqoonta maadiga ah laamaheeda kala duwan.