TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFKA SOOMAALIGA (AKADEEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA)
Guddiga Afka Soomaaliga oo shaqaalaha Akademiyada u furey Tababar ku saabsan Qoraalka Quman ee Afka Soomaaliga. Kaas oo socon doonna muddo 10 cisho ah....
HESHIISYO AY KALA SAXIIXDEEN AKADEEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA, SUUGAANTA IYO JAAMACADA MUQDISHO
Maanta oo ay taariikhdu tahay 16/07/2023 waxaa heshiisyo Is-afgarad ah kala saxiixday Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqan iyo Suugaanta iyo Jaamacada Muqdisho. Heshiisyadaas oo ku saabsan...
BARNAAMIJKA DHIIRRIGELINTA AKHRISKA EE HIGGAAD
barnaamijka dhiirrigelinta akhriska ee higgaad waa barnaamij lagu wacyo gelinaayo dadyowga soomaaliyeed oo ah bulsho hadal loona beddelo bulsho wax akhris
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (GUDDIGA SHAQAALAHA RAYIDKA EE SOOMAALIYA)
Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/06/2023 waxaa u soo xirmay Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya Tababar ku saabsan Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga oo u...
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA WARFAAFINTA DHAQANKA & DALXIISKA)
Maanta oo ay taariikhdu tahay 21/06/2023 waxaa lagu soo gebagabeeyey Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga kaas oo socday muddo...
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (AQALKA HOOSE EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA)
Maanta oo ay taariikhdu tahay 21/06/2023 waxaa u soo xirmay Shaqaalaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga oo...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (GUDDIGA SHAQAALHA RAYIDKA EE SOOMAALIYA)
Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/06/2023 waxaa u bilowday Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya Tababar ku saabsan Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga. Tababarkan waxaa bixinayo...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (AQALKA HOOSE EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA)
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17/06/2023. Waxaa u bilowday qaar ka mid ah Shaqaalaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya Tababar ku saabsan Qoraalka...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA WARFAAFINTA IYO DALXIISKA)
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/06/2023. Ka furmay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga. Kaas oo ay bixin doonaan Xubno...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA MAALIYADDA)
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/06/2023 Wasaaradda Maaliyadda Mac-hadkeeda tababarada ka furmay Tababar ku saabsan Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga wejigiisii koowaad. Kaas oo...