SHIRKA WADATASHIGA SHAQAALAHA AKADEEMIYADA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu qabtay doodcilmiyeed ku saabsan qaabka loo hormarin karo, isbaddalna loogu sameyn karo hawlaha Akademiyada. Muqdisho Deseember 29 2024; Guddoomiyaha...

XAFLADDA XIRITAANKA TABABRKA XIRFADDA KOMBUYUUTARKA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu qabtay xafladda xiritaanka tababarka xirfadda kombuyuuterka oo la siinayay gabadhaha ka hawlgala Akademiyada. Muqdisho December 28...

URURUKA CILMIBAARAYAASHA SOOMAALIYEED(SRA)

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa caawa ka qeyb galay Barnaamijka mahadcelinta Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed oo uu soo agaasimay Ururka Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed (SRA), Barnaamijkaas...

MUNAASABAD LAGU SOO BANDHIGAYAY WAXQABADKA AKADEMIYADA CILMIGA,DHAQANKA IYO SUUGAANTA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta Muqdisho 21 Diseembar 2024; Munaasabad si heer sare loosoo...

XUBNO KA TIRSAN AKADEMIYADA AYAA MAANTAY SOO JEEDINO IYO DOOD CILMIYEED...

0
Xubno ka tirsan Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta soo jeedino iyo dood cilmiyeedyo kaga qeybqaatay shirweynaha 15aad ee Daraasaadka Soomaaliyeed. Bilaal Qaasim ayaa...

AKADEEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA AYAA KAALIN WEYN KA QAADANEYSA SHIRWEYNAHA...

0
Akadeemiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta kaalin weyn ka qaadaneysa shirweynaha 15aad ee Daraasaadka Soomaaliyeed. Muqdisho, Diseembar 17, 2024:             ...

MAARSHAALKA GARASHADA & MAAMUUSKA MADAXWEYNAHA QARANKA: DADAALKA 50 SANO JIRKA AH...

0
Muqdisho, Diseembar 15, 2024: Afka mirifrirkiisiyo Buuni weeye Mansuur Mahwi weeye aan gurin Mufti weeye gaammurey Muqni weeye kaafiya Muguc weeye shaafi ah ...

GUDDOOMIYE ISMAACIIL AYAA SHIR MUHIIM AH LA YEESHAY GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa shir muhiim ah la yeeshay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 11 December 2024: Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta...

BANDHIG BUUG OO LAGU QABTAY MAGAALADA MUQDISHO

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeybgalay bandhig buug oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muqdisho 10 December 2024:           ...

مستشار المنظمة العربية للتربية والثقافة والعلوم “الالسكو ” السيد الدكتور أحمدو...

0
مقديشو، 07 ديسمبر 2024 م، في إطار مد جسور التواصل العلمي والمعرفي والتعاون مع المؤسسات الدولية العربية والاقليمية زار السيد المستشار الدكتور أحمدوا نور...

GUDDOOMIYE ISMAACIIL OO XAFIISKIISA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA URURKA MACALIMIINTA SOOMAALIYEED

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed iyo Xubno la socday. Muqdisho 01 December 2024:         ...

DAWLADDA TALIYAANIGA AYAA HANTI QARAN KU WAREEJISAY DAWLADDA SOOMAALIYA

0
Muqdisho 27/ November/2024:                                           ...