ERAYBIXINTA AFSOOMAALIGA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu soo bandigay Cilmibaaris uu soo diyaariyay Ustaad Barre sheekh Cabdullaahi. Muqdisho 06 November 2024:     ...

ISXILQAANKA HAWLAHA NADAAFADA EE AKADEEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo hawlwadeennada Akademiyada oo hawlo nadaafadeed maanta ka sameeyay xarunta Akademiyada. Muqdisho 05 November 2024;         ...

HABKA UGU HABBOON EE BARBAARINTA CARUURTA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay barnaamij ku saabsan habka ugu habboon ee barbaarinta carruurta. Muqdisho, Oktoobar 30, 2024     ...

GUDDOOMIYE ISMAACIIL IYO MADAXA HIIGSI-KAAL

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga dhaqanka iyo Suugaanta oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hiigsi-Kaal iyo xubno la socday. Muqdisho Oktoobar 28,2024:             ...

TABABARKA ISTICMAALKA TIKNOLOJIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa kormeer ku tagay hoolka Cali Sugulle halkaas oo ay ka socotay tababar la siinayay gabadhaha ka hawlgala...

KULAN AY LAHAAYEEN GUDDIGA AF SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay lahaayeen Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho Oktoobar 12 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo...

KALA DUWANAASHIYAHA SHIMBIRTA IYO MEELAHA AY KU NOOL YIHIIN

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu soo bandhigay cilmibaaris laga sameeyay kala duwanaanshiyaha shimbirta iyo meelaha ay ku nool yihiin. Muqdisho Oktoobar 9...

TABABAR LOO QABTAY SHAQAALAHA AKADEMIYADA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay tababar loo qabtay Shaqaalaha Akademiyada. Muqdisho Oktoobar 05, 2024; Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Mudane Faysal...

JAAMACADDA UMMADDA SOOMALIYEED

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay kulan soo dhaweyn ah oo loo sameeyay macalimiin maadada Afka Soomaaliga ka dhigi doona Jaamacadda...

LABADA AKADEMIYADOOD OO U MIDOOBAY HORUMARINTA EREYBIXINTA AF SOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan iyo Guddoomiyaha Akademiye-Goboleedka Af Soomaaliga ee AGA, Barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur ayaa maanta daahfuray...

GUDDOOMIYA AKADEMIYADA OO XAFIISKIISA KU SOO DHAWEEYAY GUDDOMIYAHA JAAMACADDA MUQDISHO IYO...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho iyo Mas'uuliyiin kale oo la socotay. Muqdisho Oktoobar 01 2024; Guddoomiyaha Akademiyada...

SUUGAANTII LOOGAGA QEYBQAATAY XORREYNTA DALALKA AFRIKA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu soo bandhigay qaar ka mid ah suugaantii loogaga qeybqaatay xorreynta Dalalka Afrika. Muqdisho Sebtember 21 2024; Guddoomiyaha Akademiyada...