AGAASIMAHA MAAMULKA IYO MAALIYADA OO MAANTAY SOO XERAY TBABABAR LASIINAYAY GUDDIGA...

0
Agaasimaha Maamulka Iyo Maaliyadda Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 27 jannaayo 2025; Agaasimaha...

TABABAR LA SIINAYAY GUDDIGA AF-SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta daahfuray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada. Muqdisho 25 jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf...

KAALINTA DHAQANKA UU KU LEEYAHAY NOLOSHA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu soo bandhigay Cilmibaaris uu sameyay Mudane Maxamed Cusmaan Maxamed (Fiiqoow) Muqdisho 22 jannaayo 2025:     ...

DOORASHADA GUDDIGA GOOBSHAQO EE AKADEEMIYADA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu qabtay Doorashada Guddiga Goobshaqo ee Akademiyada. Muqdisho 21 jannaayo 2025: Waxaa maanta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo...

GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO KULAN LAGU DARDARGELINAYO AKADEMIYADA LA QAATAY HAWLWADEENADA.

0
  Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo kulan lagu dardargelinayo hawlaha Akademiyada la qaatay hawlwadeenada. Muqdisho 20 Jannaayo 2025; Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismail Yusuf Osman ayaa...

AGAASIMAHA TELEFISHINKA DALSAN,XASAN CALI GEESEY OO BOOQASHO KU YIMID XARUNTA AKADEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka Suugaanta ku soo dhoweeyay Agaasimaha Telefishinka Dalsan, Mudane Xasan...

SAAMAYNTA BARAHA BULSHADU KU LEEYIHIIN HIDDAHA IYO DHAQANKA UMMADDA SOOMAALIYEED

0
XARUNTA AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY BARNAAMIJ KU SAABSAN SAAMAYNTA BARAHA BULSHADU KU LEEYIHIIN HIDDAHA IYO DHAQANKA UMMADDA SOOMAALIYEED Muqdisho, 13 Jannaayo...

SHIRKA ISTARAATIIJIYADA IYO QORSHAHA HORUMARINTA AKADEEMIYADA

0
Munaasabad lagu soo bandhigayay istaraatiijiyadda iyo qorshaha hormarinta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa lagu qabtay xarunta Akademiyada. Muqdisho 06 jannaayo 2025;       ...

ADEEGSIGA AFSOOMAALIGA EE AALADAHA CASRIGA AH

0
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA AYAA MAANTA KA QEYBGALAY SHIR LAGU HORUMARINAYO ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA EE AALADAHA CASRIGA AH Muqdisho 2 jannaayo 2025; Guddoomiye Ismaaciil...

AFBAR

0
AFBAR Waa dhigane loogu talagalay in lagu dhigo dugsiyada waxbarashada ee sare iyo jaamacadaha. Waxa uu ka kooban yahay 5 cutub, kuwaas oo hoos ku...

XARUNTA AKADEMIYADA OO MAALINTII LABAAD LAGU QABTAY DOOD-CILMIYEED

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maalintii labaad lagu qabtay Dood-Cilmiyeed ku saabsan qaabka loo hormarin karo, isbaddalna loogu sameyn karo hawlaha Akademiyada. Muqdisho...

SAFIIRKA JAAMACADDA CARABTA U FADHIYA SOOMAALIYA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ay wehliyaan Agaasimayaasha Qorsheynta iyo Maamulka ayaa kulan la qaatay safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya.. Muqdisho Deseember...