DOOD CILMIYEED KU SAABSAN XAALUFINTA DEEGAANKA

0
Dood-Cilmiyeed ku saasban Xaalufin Deeganka Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda warfaafinta ayaa lagu qabtay golaha ka Cali Sugulle ee Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta...

WARBIXINTA KULANKA ABWAANADA IYO R/WASAARAHA XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
Kulan ay isugu yimaadeen kooxaha fanka ee ka dhisan magaalada Muqdisho iyo abwaanada ugu caansan koonfurta Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Akademiyada Cilmiga,...

TABABAR KU SAABSAN SIDA LOO SAMEEYO CILMIBAARISTA

0
Hordhac: Maadaama ay  Akadeemiyadu tahay Hay’ada Cilmi baariseed ee ugu wayn ee ay leedahay  Jamhuriyada fadaraalka Soomaalia, waxay u aragtay in ay jirto baahi wayn...

TABABAR KU SAABSAN MAAMULKA IYO MAAREYNTA XAFIISYADA

0
Tababar  ku saabsan Maamulka iyo maareynta xafiisyada iyo sida looqoro warbixinaha ayaa loo qabtay 25 kamid ah shaqaalaha Akademiyada cilmiga, fanka iyo suugaanta; si...

WARBIXINTA SHIRKA TALABIXINTA IYO DIB U DHISKA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA

0
hordhac kooban; Shir heerkiisu aad u sarreeyo oo ay soo agaasintay Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, ayaa lagu qabtay Xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho, Shirkan...