GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO HAMBALYO U DIRAY GUUD AHAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo hambalyo u diray guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee ka qeyb galeysa Imtixaanka shahaadiga.
Muqdisho June 22 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada...
DOOD CILMIYEED KU SAABSAN XAALUFINTA DEEGAANKA
Dood-Cilmiyeed ku saasban Xaalufin Deeganka
Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda warfaafinta ayaa lagu qabtay golaha ka Cali Sugulle ee Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta...
WARBIXINTA KULANKA ABWAANADA IYO R/WASAARAHA XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Kulan ay isugu yimaadeen kooxaha fanka ee ka dhisan magaalada Muqdisho iyo abwaanada ugu caansan koonfurta Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Akademiyada Cilmiga,...
WARBIXINTA SHIRKA TALABIXINTA IYO DIB U DHISKA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA
hordhac kooban;
Shir heerkiisu aad u sarreeyo oo ay soo agaasintay Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, ayaa lagu qabtay Xarunta Akademiyada ee magaalada Muqdisho, Shirkan...
SHIRKA WADATASHIGA QARAN EE SAMEYNTA SHARCIGA ILAALINTA GOOBAHA HIDDE-DHAQANKA IYO GOOBAHA...
Shirka wadatashiga qaran ee sameynta sharciga ilaalinta goobaha hidde-dhaqanka iyo goobaha dabiiiciga ah waxaa daah firay gadoomiyaha Akademiyada cilmiga, dhaqanka iyo suugaanta Mudane: Abdulkhadir...
TABABAR KU SAABSAN MAAMULKA IYO MAAREYNTA XAFIISYADA
Tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta xafiisyada iyo sida looqoro warbixinaha ayaa loo qabtay 25 kamid ah shaqaalaha Akademiyada cilmiga, fanka iyo suugaanta; si...







