Maanta oo ay taariikhdu tahay 16/07/2023 waxaa heshiisyo Is-afgarad ah kala saxiixday Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqan iyo Suugaanta iyo Jaamacada Muqdisho. Heshiisyadaas oo ku saabsan inay iska kaashadaan Arrimaha Cilmibaarista, Dhaqanka iyo Horumarinta Afka Soomaaliga.




