XAFLADDA QALINJABINTA DUFCADDII 1AAD EE AQRIS QORISTA AFSOOMAALIGA IYO LUQADDA TALIYAANIGA
Muqdisho 10-01-2024. Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane: Ismail Yusuf Osman ayaa ka qeyb galay xaflad ay ku qalin jabinayeen Dufcadda Koowaad ee...
KA QAYB GAL MUDAAHARAADKA LAGAGA SOO HORJEEDO ISKU DAYGA GURRACAN EE...
Muqdisho. 11-01-2024. Shaqaalaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeyb galaya maanta Dibad bax looga Soo horjeedo damaca Ethiopia ee baddeena Soomaaliya kadib...
DAMACA GURRACAN EE ITOOBIYA AY KU DOONEYSO BADDEENA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa ka qaybgaly kulan lagu qabtay Wasaaradda Waxbarashada, kaasoo looga soo horjeeday damaca gurracan...
KULLAN ISBARASHO
Guddoomiyaha cusub ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta kullan isbarasho ah layeeshay shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee Akademiyada...
XILWAREEJIN
Gudoomiyaha Cusub ee Akademiyada mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Maanta la wareegay Xilkii Gudoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.
Guddoomiyihii hore Mudane: Cabdulqaadir Nuur Xuseen...
SIXIDDA BUUGAAGTA AY QOREEN QORAYAASHA DA’DA YAR EE SOOMAALIYEED SANADKA 2023
Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ka socdo sixidda tartanka buugaagtii ay qoreen qorayaasha da'da yar ee Soomaaliyeed sanadkan 2023.
Si ay Akademiyada u...
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TIKNOLOJIYADDA SOOMAALIYA)
Waxaa maanta Xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Soomaaliya lagu soo gebagabeeyey Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga, oo loo qabanayey qaar ka mid...
XIRITAANKA TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA BATROOLKA IYO MACDANTA SOOMAALIYA)
Waxaa maanta Xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya lagu soo gebagabeeyey Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afka Soomaaliga, oo loo qabanayey qaar ka...
XIRITAANKA SHIRKA WADATASHIGA QARAN EE DIB-U-EEGISTA ISTIRAATIIJIYADDA IYO QORSHAHA HIDDAHA &...
Waxaa maanta xarunta akadeemiyada cilmiga, dhaqanka iyo suugaanta lagu soo gebagabeeyey shirka wadatashiga qaran ee dib u eegista istiraatiijiyadda hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Waxaana...
SHIRKA WADATASHIGA QARAN EE DIB-U-EEGISTA ISTIRAATIIJIYADDA IYO QORSHAHA HIDDAHA & DHAQANKA...
Waxaa maanta oo ay taariiqdu tahay 04/12/2023. Xarunta akadeemiyada cilmiga, dhaqanka iyo suugaanta lagu qabtay shirka wadatashiga qaran ee dib u eegista istiraatiijiyadda hiddaha...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFKA SOOMAALIGA (WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TIKNOLOJIYADDA SOOMAALIYA)
waxaa maanta oo ay taariiqda tahay 03/12/2023. Ka furmay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda tababar ku saabsan qoraalka qumman ee afka soomaaliga. Kaa soo ay...
TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFKA SOOMAALIGA (WASAARADDA BATROOLKA IYO MACDANTA SOOMAALIYA)
waxaa maanta oo ay taariiqda tahay 02/12/2023. Ka furmay wasaaradda batroolka iyo macdanta soomaaliya tababar ku saabsan qoraalka qumman ee afka soomaaliga oo loo...













