Muqdisho: 15-01-2024. Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane Ismaaciil yuusuf cusmaan ayaa kulan la qaatay shaqaalaha Akademiyada Qeybta Guddiga Afsoomaaliga.
Guddoomiyaha ayaa kala hadlay hawlwadeenada oo la kulmay dardargalinta iyo Horumarinta Afsoomaaliga.
-DHAMMAAD- Xafiiska Warbaahinta Akademiyada.







