SHIRKA WADATASHIGA QARAN EE DIB-U-EEGISTA ISTIRAATIIJIYADDA IYO QORSHAHA HIDDAHA & DHAQANKA SOOMAALIYEED

3352

Waxaa maanta oo ay taariiqdu tahay 04/12/2023. Xarunta akadeemiyada cilmiga, dhaqanka iyo suugaanta lagu qabtay shirka wadatashiga qaran ee dib u eegista istiraatiijiyadda hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Waxaana shirka lagu casuumay hay,adaha kala duwan ee dhaqanka ka shaqeeya, shirka waxa uu socon doona muddo labo maalmood ah.