Guddiga Afka Soomaaliga oo shaqaalaha Akademiyada u furey Tababar ku saabsan Qoraalka Quman ee Afka Soomaaliga. Kaas oo socon doonna muddo 10 cisho ah. Tababarka waxaa lagu qabanayaa hoolka Cali-Sugulle ee Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.





