TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFKA SOOMAALIGA (WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TIKNOLOJIYADDA SOOMAALIYA)

2638

waxaa maanta oo ay taariiqda tahay 03/12/2023. Ka furmay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda tababar ku saabsan qoraalka qumman ee afka soomaaliga. Kaa soo ay bixinaayaan xubno ka tirsan guddiga afsoomaaliga ee akadeemiyada cilmiga dhaqanka iyo suugaanta. Tababarka waxaa daah furay gudoomiyaha akadeemiyada mudane: C/qaadir Nuur Xuseen (Maax)   waxa uu socon doonaa muddo 5maalmood.