TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (GUDDIGA SHAQAALHA RAYIDKA EE SOOMAALIYA)

1677

Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/06/2023 waxaa u bilowday Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya Tababar ku saabsan Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga. Tababarkan waxaa bixinayo Xubno ka tirsan guddiga Afsoomaaliga waxa uuna socon doonaa muddo 5 maalmood.