Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/06/2023. Ka furmay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga. Kaas oo ay bixin doonaan Xubno ka tirsan guddiga Afka Soomaaliga Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. Tababarkan waxa uu socon doonaa muddo 10 beri ah. Waxaa Xusid Mudan in Akademiyada iyo Wasaaraddu ay iska kaashan doonaan Barnaamij la magac baxay ” Afka Soomaaliga ka Baro Raadiyaha iyo Telefishinka. Kaas oo mar dhaw bilaaban doona.
Latest article
TABABAR LOO QABTAY SHAQAALAHA AKADEMIYADA.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay tababar loo qabtay Shaqaalaha Akademiyada.
Muqdisho Oktoobar 05, 2024;
Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Mudane Faysal...
JAAMACADDA UMMADDA SOOMALIYEED
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay kulan soo dhaweyn ah oo loo sameeyay macalimiin maadada Afka Soomaaliga ka dhigi doona Jaamacadda...
LABADA AKADEMIYADOOD OO U MIDOOBAY HORUMARINTA EREYBIXINTA AF SOOMAALIGA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan iyo Guddoomiyaha Akademiye-Goboleedka Af Soomaaliga ee AGA, Barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur ayaa maanta daahfuray...