Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/06/2023. Ka furmay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga. Kaas oo ay bixin doonaan Xubno ka tirsan guddiga Afka Soomaaliga Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. Tababarkan waxa uu socon doonaa muddo 10 beri ah. Waxaa Xusid Mudan in Akademiyada iyo Wasaaraddu ay iska kaashan doonaan Barnaamij la magac baxay ” Afka Soomaaliga ka Baro Raadiyaha iyo Telefishinka. Kaas oo mar dhaw bilaaban doona.
Latest article
مستشار المنظمة العربية للتربية والثقافة والعلوم “الالسكو ” السيد الدكتور أحمدو نور يؤدي زيارة...
مقديشو، 07 ديسمبر 2024 م، في إطار مد جسور التواصل العلمي والمعرفي والتعاون مع المؤسسات الدولية العربية والاقليمية زار السيد المستشار الدكتور أحمدوا نور...
GUDDOOMIYE ISMAACIIL OO XAFIISKIISA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA URURKA MACALIMIINTA SOOMAALIYEED
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed iyo Xubno la socday.
Muqdisho 01 December 2024: ...
DAWLADDA TALIYAANIGA AYAA HANTI QARAN KU WAREEJISAY DAWLADDA SOOMAALIYA
Muqdisho 27/ November/2024: ...