Waxaa maanta Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gabagabeeyey tababar ku saabsan tayeynta haweenka ee dhanka cilmibaarista. Tababarkaasi waxa uu socday muddo 3 berri ah waxaana ka faa’iideystay in ka badan 30 haween waxaana lagu bixiyey shahaadooyiin,



