TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (MADAXTOOYADA SOOMAALIYA)

1806

Waxaa maanta ka bilowday Madaxtooyada Soomaaliya Tababar ku saabsan Habka  Qoraalka Qumman ee Afka Soomaaliga, oo loo qabanayo qaar ka mid ah Shaqaalaha Madaxtooyada. Tobabarkaas oo ay bixinaayaan Xubno ka Tirsan Guddiga Afsoomaaliga Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka Suugaanta. Tababarkaas waxa uu socon doonaa muddo 5 berri ah.