Waxaa maanta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gebagabeeyey Qiimeyntii Tartanka buugaagta Qorayaasha Da’da yar ee Sannadka 2022ka. Waxaa sannadkan ka soo qayb galay 15 Qoraa. Tartankaas oo hawshiisa socotay muddo labo bilood ah. Tartankaani oo ay Akademiyadu qabato sannadkasta. Waxaa abaalmarin lacageed. lasiiyay Saddexda buug ee ugu fiicnaa Dhammaantood waxaa lagu maamuusay shahaadooyin muujinaya ka qayb galkooda.
Latest article
GUDDIHOOSAADKA NAXWAHA IYO XEERARKA AFSOOMAALIGA GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE AKADEMIYADA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Naxwaha iyo Xeerarka Af Soomaaliga Guddiga Af Soomaaliga ee...
BANDHIGGA BUUGA QEYDADDAAR
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Buuga Qeydaddaar.
Bandhiggan waxaa ka soo qeyb galay madax iyo masuuliyiin...
QORAA IYO QAREEN SAKARIYE ISMAACIIL NUUR +3
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ku qaabilay qoraa iyo qareen Sakariye Ismaaciil...