XILWAREEJIN

2388

Gudoomiyaha Cusub ee Akademiyada mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Maanta la wareegay Xilkii Gudoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.

Guddoomiyihii hore Mudane: Cabdulqaadir Nuur Xuseen (Maax) ayaaa ku wareejiyay warqadaha Guddoomiyaha cusub mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, waxaana Munaasabada ka soo qeybgalay, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare, iyo madax kale oo ka tirsan Hay’adaha Dowladda.