Waxaa maanta Xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya lagu soo gebagabeeyey Tababar ku saabsanaa Qoraalka Qumman ee Afka Soomaaliga, oo loo qabanayey qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda batroolka. Tababarka waxaa bixiyey Xubno ka Tirsan Guddiga Afsoomaaliga Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. waxa uuna socday muddo 5 maalmood.
Latest article
“رئيس رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي”
"رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي"
مقديشو - 28 يناير 2025 .
قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية...
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO ISKU SHAANDHEYN IYO MAGACAABIS SAMEEYAY.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmig,Dhaqanka iyo Suugaanta oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay.
Muqdisho 28 jannaayo 2025;
Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo maalmahaan waday dadaallo lagu...
AGAASIMAHA MAAMULKA IYO MAALIYADA OO MAANTAY SOO XERAY TBABABAR LASIINAYAY GUDDIGA AF-SOOMAALIGA EE AGADEMIYADA
Agaasimaha Maamulka Iyo Maaliyadda Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta soo xeray tababar la siinayay Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada.
Muqdisho 27 jannaayo 2025;
Agaasimaha...