GUDDOOMIYE ISMAACIIL YUUSUF CUSMAAN AYAA XAFIISKIISA KU QAABILAY MADAXA...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay'adda Tika ee Soomaaliya. Muqdisho Febraayo 27, 2024. Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,...

KALA DUWANAANSHAHA DHAQANKA IYO SUUGAANTA SOOMAALIDA

0
Professor Maxamed Cumar (Dalxa) ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ku soo bandhigay cashar ku saabsan kala duwanaanshaha dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida. Muqdisho Febraayo...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO 21-KA FEBRAAYO 2024

0
Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabada munaasabadda xuska maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo Maxamed Cabdulqaadir Daa'uud ayaa khudbad soo dhaweyn ah ka jeediyay munaasabadda. Mogadishu 21-febraayo 2024  Guddoomiyaha...

GUDDOMIYAHA AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA AYAA XARUNTA ...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo xaruta Akademiyada ku soo dhaweeyay wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya. Muqdisho 20, Febraayo 2024. Guddoomiyaha...

XUSKA TODDOBAADKA AFKA HOOYO OO LOOGU GOGODHIGAYA XUSKA MAALINTA CAALAMIGA EE...

0
Xuska Toddobaadka Afka Hooyo oo loogu gogoldhigaya Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayaa ka billowday magaalada Muqdisho. Muqdisho Febraayo 19, 2024: Maalin qura ayaa...

XOG URUURIN LAGU HORMARINAAYO HIDDO DHAQAMEEDKA DAAHSOON

0
Barnaamij lagu hormarinaayo hiddo dhaqameedka daahsoon ee Soomaaliya oo maanta Laga daahfuray xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo suugaanta. Muqdisho Febraayo 18,2024:         ...

SUUGAANTA SOOMAALIDA (AXMED FAARAX CALI)

0
Xeeldheere Axmed Faarax Cali (Idaajaa) ayaa xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta cashar ku saabsan suugaanta Soomaalida iyo taariikhda far Soomaalida ku soo bandhigay. Muqdisho...

ERAYBIXINADA SHARCIGA IYO TIKNOOLOJIYADA

0
Hoolka Cali Sugule Ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa lagu qabtay bandig ku saabsan Eraybixinada Sharciga iyo Tiknoolojiyadda. Muqdisho Febraayo 14,2024:       ...

XIRITAANKA TABABARKA DIYAARINTA WARBIXIN SANADEEDKA HESHIISKA CAALIMIGA AH EE UNESCO 2003...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa maanta Soo Xiray Tababarka Diyaarinta Warbixin Sanadeedka Hishiiska Caalamiga ah ee UNESCO. Muqdisho Febraayo...

TABABARKA DIYAARINTA HESHIISKA CAALAMIGA AH EE UNESCO EE HIDDO – DHAQAMEEDKA...

0
Tababar ku saabsan diyaarinta warbixin sanadeedka Heshiiska Caalamiga ah ee UNESCO ee Hiddo Dhaqameedka Daahsoon oo socon doono muddo laba maalmood ah, ayaa Laga...

SHIRKA DIB-UHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Shirka Dibuhabeynta Guddi Hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta, ayaa lagu qabtay xarunta Akademiyada. Muqdisho Febraayo 11 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo...

TAARIIKHDA QORAALKA FARTA SOOMAALIGA. AXMED FAARAX CALI (IDAAJAA)

0
Xeeldheere Axmed Faarax Cali (Idaajaa) ayaa maanta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ka jeediyey Taariikhda Qoraalka farta Soomaaliga. Muqdisho, Febraayo 7, 2024. Xeeldheere Axmed Faarax Cali...