SHIRKA DIBUHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Shirka Dibuhabeynta Guddi Hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo suugaanta, ayaa lagu qabtay xarunta Akademiyada. Muqdisho Febraayo 6 2024: Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo...

AXMED FAARAX CALI (IDAAJAA) AYAA BOOQASHO KU YIMID XARUNTA AKADEMIYADA CILMIGA,...

0
Xeeldheere Axmed Faarax Cali (Idaajaa) ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo suugaanta. Muqdisho Febraayo 5,2024 Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane...

XOG WADAAGGA WAX KU OOLKA AH IYO DHISIDDA WADASHAQEYNTA KOOXDA

0
Tababar ay iska kaashadeen. Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Ururka Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed, ayna ka faa'ideysteen shaqaalaha Akademiyada, ayaa maanta lagu qabatay Hoolka Cali...

SHIR HAWLEEDKA GUDDIGA QABANQAABADA MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA AFSOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa shirguddoomiyey shir hawleedka Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo. Muqdisho...

SANATAR CISMAAN ABBOKOR DUBBE OO MAANTA SOO BOOQDAY AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA...

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa kala wareegay Sanatar Cismaan Abbokor Dubbe oo mar soo noqday Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda...

XIRITAANKA SHIRKA DIBUHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa soo xiray Shirka Dibuhabeynta Guddi hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga oo socday muddo labo...

SHIRKA DIBUHABEYNTA GUDDI HOOSAADYADA GUDDIGA AFSOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane: Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa daahfuray shirka dibuhabeynta Guddi Hoosaadyada Guddiga Af Soomaaliga oo socon doona muddo laba...

GUDDIGA QABANQAABADA MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA AFSOOMALIGA

0
Maanta oo taariikhdu tahay 24/01/2024, Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxa uu kulan ku yeeshay Xarunta Akademiya Goboleedka AfSoomaaliga...

TABABAR KU SAABSAN WEERTA AFSOOMAALIGA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa soo xiray tababar ku saabsan weerta Afsoomaaliga ee uu bixinayay Prof Cabdalla Mansuur. Tababarkan...

MIDOWGA JAAMACADAHA DALKA SOOMAALIYA AYAA BILAD SHARAFEED GUDDOONSIIYAY GUDOOMIYAHA AKADEEMIYADA

0
Muqdisho 16-01-2024. Midowga Jaamacadaha Dalka Soomaaliya ayaa bilad sharafeed guddoonsiiyay Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ka dib xaflad caawa...

GUDDIGA AFKA SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA CILMIGA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA

0
Muqdisho: 15-01-2024. Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta mudane Ismaaciil yuusuf cusmaan ayaa kulan la qaatay shaqaalaha Akademiyada Qeybta Guddiga Afsoomaaliga. Guddoomiyaha ayaa kala hadlay...

DHAMEESTIRKA TABABARKA CILMIBAARISTA

0
Muqdisho: 14-01-2024: Waxaa manta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gabagabeeyay tababar soconayay labo maalmood oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Cilmibaarista Akademiyada kaas...