Tababar ku saabsan Maamulka iyo maareynta xafiisyada iyo sida looqoro warbixinaha ayaa loo qabtay 25 kamid ah shaqaalaha Akademiyada cilmiga, fanka iyo suugaanta; si korloogu qaado aqoonta shaqaalaha islamarkaana ay u dardar geliyaan hawlaha xafiisyada. Gudoomiyaha Akademiyada Mdne. Cabdiqaadir Nuur Xuseen (Maax) ayaa Shaqaalaha kula dardaarmay in ay ka faa’idaystan Aqoon kororsigan isaga oo sidoo kalena ku adkeeyey in ay ku dabaqaan shaqadooda. Tababarayaasha tibixinayayey tababarkan Prof: Maxamed Cabdulaahi iyo Prof: Cabdinaasir Cali-Aways ayaa waxa ay ka qaybgalayaasha usoo gudbiyeen Duruus la xiriirta maamulka iyo maareynta xafiisyada iyo sida looqoro warbixinaha. Ugu danbeyn ka qaybgalayaasha ayaa ka mahadceliyey tababarkan la siiyey.
Latest article
AKADEMIYADA CILMIGA ,DHAQANKA IYO SUUGAANTA OO LAGU QABTAY SOOJEEDIN KU SAABSAN KALA DUWANAANTA LUQADDA...
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay soojeedin ku saabsan kala duwanaanta luqadda ay ku leedahay isu furnaanta ilbaxnimada iyo isdhexgalka...
“رئيس رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي”
"رئيس أكاديمية العلوم والثقافة الصومالية يعلن عن تعيينات جديدة ضمن خطط التطوير الداخلي"
مقديشو - 28 يناير 2025 .
قام رئيس أكاديمية العلوم والثقافة والآداب بجمهورية...
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA OO ISKU SHAANDHEYN IYO MAGACAABIS SAMEEYAY.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmig,Dhaqanka iyo Suugaanta oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay.
Muqdisho 28 jannaayo 2025;
Guddoomiyaha Akademiyada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan oo maalmahaan waday dadaallo lagu...








