TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (WASAARADDA ARRIMAHA DIBEDDA)

0
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/ 2023. Ka furmay Wasaaradda Arrimaha dibedda, Mac-hadkeeda Diblomaasiyadda Tababarka Qoraalka Qumman ee Afsoomaaliga wejigiisii labaad. Kaas oo...

TABABARKA TAYEYNTA HAWEENKA EE DHANKA CILMIBAARISTA

0
Waxaa maanta Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gabagabeeyey tababar ku saabsan tayeynta haweenka ee dhanka cilmibaarista. Tababarkaasi waxa uu socday muddo...

TABABARKA QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA (MADAXTOOYADA SOOMAALIYA)

0
Waxaa maanta ka bilowday Madaxtooyada Soomaaliya Tababar ku saabsan Habka  Qoraalka Qumman ee Afka Soomaaliga, oo loo qabanayo qaar ka mid ah Shaqaalaha Madaxtooyada....

XUSKA MAALINTA CAALIMAGA AH EE AFKA HOOYO EE 21KA FEBRAAYO 2023

0
Waxaa maanta Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu qabtay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Afka hooyo ee 21ka febaraayo, ugu horeyn waxaa munaasabada...

TABABAR KU SAABSAN HABKA CILMIBAARISTA LOO SAMEEYO

0
Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu qabtay tababar ku saabsan habka cilmibaarista loo sameeyo. Tababarkaas oo socday mudo sedax cisho ah waxaana  ...

XAFLADDA QIIMEYNTA TARTANKA BUUGAAGTA QORAYAASHA DA’DA YAR EE SANNADKA 2022

0
Waxaa maanta xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu soo gebagabeeyey Qiimeyntii Tartanka buugaagta Qorayaasha Da'da yar ee Sannadka 2022ka. Waxaa sannadkan ka soo...

SHIR-HOWLEEDKA 1-AAD EE GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta waxaa lagu qabtay Shirhowleedka 1-aad ee guddiga 4-aad ee af Soomaaliga shirka ayaa bilowday 9-kii bisha Oktoobar ilaa 12-ka...

XAFLADDA FURITAANKA FASALADA WAXBARASHADA SHAQAALAHA DOWLADDA

0
Waxaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta lagu qabtay xaflad ku saabsan Ololaha waxbarista shaqaalaha dowladda Waxa ka soo qeyb galay marti sharaf kala...

MA OGTAHAY MUQDISHO IN AY GUNDHIG U TAHAY (1-aad)

0
  Ma ogtahay Muqdisho in ay gundhig u tahay Arrimaha maamulka dalka:Waa Magaaladii laga dhisay warshadihii ugu badnaay ee laga dhiso dalka Soomaaliya.Waa Magaalada...

MA OGTAHAY MUQDISHO IN AY GUNDHIG U TAHAY (2-aad)

0
Ma ogtahay Muqdisho in ay gundhig u tahay(2-aad) Arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha: Waa magaalada uu ku yaallo suuqa ganacsi ee ugu weyn geeska Afrika.Waa magaalada ugu...

TARTANKA QIIMEYNTA BUUGAAGTA AY QOREEN DHALLANYARADA GOBOLKA BANAADIR

0
Akadeemiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta Waxaan Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/12/2021 lagu qabtay xarunta akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta shir uu guddoomiyey gudoomiyaha akadeemiyada cilmiga...

Dhambaalka 11-aad

0
Talaado, 30-KA Nofembar 2021, BILLE WARGEYSKA SOMASCA, TIRSIGA: 21, SANNADKA 5-AAD. Wargeyska dhambaal waa wargeys Billa ah ka soo baxa Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta...