SUUGAANTII LOOGAGA QEYBQAATAY XORREYNTA DALALKA AFRIKA
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo lagu soo bandhigay qaar ka mid ah suugaantii loogaga qeybqaatay xorreynta Dalalka Afrika.
Muqdisho Sebtember 21 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada...
TODDOBAADKA DHAQANKA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa ka qeyb galay barnaamijka toddobaadka dhaqanka oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Jobkey.
Guddoomiye Ismaaciil...
ERAYBIXNTA AF SOOMAALIGA EE DHINACA TIKNOOLAJIYADDA.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa ka qeyb galay shirka eraybixinta Af Soomaaliga ee dhinaca Tiknoolajiyadda.
Muqdisho Talaado Sebtember 17 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka...
GUDDI-HOOSAADKA ERAYBIXINTA IYO TARJUMAADDA EE GUDDIGA AF SOOMAALIGA.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeybgalay soojeedin ay sameeyeen Guddi-hoosaadka Ereybixinta iyo Tarjumaadda ee Guddiga Af Soomaaliga.
Muqdisho, Sebtember 14, 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada...
GUDDI-HOOSAADKA SUUGAANTA IYO DHAQANKA GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE AKADEMIYADA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Suugaanta iyo Dhaqanka Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada.
Muqdisho Sebtember...
GUDDI-HOOSAADKA CILMIBAARISTA IYO HORUMARINTA AF GURIYADA EE GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE AKADEMIYADA...
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Cilmibaarista iyo Horumarinta AF Guriyada ee Guddiga Af Soomaaliga...
GUDDI-HOOSAADKA NAXWAHA IYO XEERARKA AFSOOMAALIGA GUDDIGA AFSOOMAALIGA EE AKADEMIYADA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Naxwaha iyo Xeerarka Af Soomaaliga Guddiga Af Soomaaliga ee...
BANDHIGGA BUUGA QEYDADDAAR
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Buuga Qeydaddaar.
Bandhiggan waxaa ka soo qeyb galay madax iyo masuuliyiin...
QORAA IYO QAREEN SAKARIYE ISMAACIIL NUUR ...
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ku qaabilay qoraa iyo qareen Sakariye Ismaaciil...
GUDDIHOOSAADKA QAAMUUSEYNTA GUDDIGA AF SOOMAALIGA EE AKADEMIYADA.
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay soo jeedin ay sameenayeen Guddihoosaadka Qaamuuseynta Guddiga Af Soomaaliga ee Akademiyada.
Muqdisho August 31 2024;
Guddoomiyaha...
BANDHIGGA DHALIY BAYDHABAY
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay barnaamij lagu soo bandhigayay Carruurta Baydhabo.
Muqdisho 27 August 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta Mudane...
TABABAR SARE LOOGU QAADAYAY AQOONTA GABDHAHA KA SHAQEEYA AKADEMIYADA
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo daahfuray tababar sare loogu qaadayay aqoonta gabdhaha ka shaqeeya Akademiyada.
Muqdisho 27 August 2024;
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo...













