KULANKA XOGWAREYSIGA SHAQAALAHA AKADEMIYADA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa kulan is xog wareysi ah la qaatay Shaqaalaha Akademiyada. Muqdisho August 26 2024;           ...

SHIR LOOGA HADLAYAY NABADA GEESKA AFRIKA.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo magaalada Nayroobi uga qeyb galay Shirka looga hadlayay Nabadda Geeska Afrika. Nayroobi August 21,2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,Dhaqanka iyo Suugaanta...

XAFLAD LAGU DAAHFURAYAY XARUN CUSUB OO LAGU HORMARINAYO DHALLINYARADA SOOMAALIYED.

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo ka qeyb galay xaflad lagu daahfurayay xarun cusub oo lagu hormarinayo dhallinyarada Soomaaliyeed. Muqdisho August 14, 2024; Guddoomiyaha Akademiyada...

WASIIR DOWLAHA WASAARADA QORSHEYNTA MAALGASHIGA IYO HORMARINTA DHAQAALAHA SOOMAALIYA

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha soomaaliya. Muqdisho August, 12, 2024; Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga,...

QAAMUUSYADA AF SOOMAALIGA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta waxaa hadda ka socda shirka Guddihoosaadka Qaamuusaynta ee Guddiga Af Soomaaliga kaas oo lagu soo bandhigay ereyo ka...

BANDHIGA BUUGGA TIROOLEYDA SHIRIBKA

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta oo maanta lagu qabtay Bandhigga Buugga Tirooleyda Shiribka. Muqdisho 10, August 2024:               ...

UGAARATADA IYO UGAARSIGA

0
Xeeldheere Prof Ciise Maxamed Siyaad ayaa xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ku soo bandhigay cashar ku saabsan Ugaaratada iyo Ugaarsiga. Muqdisho August. 6 2024; ...

CILMIBAARIS KU SAABSAN HORUMARINTA LAHJADAHA.

0
GUDDIHOOSAADKA CILMIBAARISTA IYO HORUMARINTA LAHJADAHA OO SOO BANDHIGAY CILMIBAARIS KU SAABSAN HORUMARINTA LAHJADAHA. Muqdisho. Auguest. 2. 2024;                 ...

BANDHIGIDDA CILMIBAARISYO KU SAABSAN AF SOOMAALIGA.

0
GUDDOOMIYAHA AKADEMIYADA AYAA MAANTA KA QEYBGALAY SOO BANDHIGIDDA CILMIBAARISYO KU SAABSAN AF SOOMAALIGA. Muqdisho luulyo 31 2024;                 ...

SOOJEEDIN XILDHIBAAN DR CILMI MAXAMUUD NUUR

0
Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta cashar ku saabsan Tolnimo Soomaaliyeed iyo Tusmo Dawladnimo ku soo bandhigay. Muqdisho Luulyo....

WADASHAQEYNTA LABADA AKADEMIYO

0
Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo kawada hadlay wada shaqeynta labada Akademiyo... Muqdisho luulyo 29 2024; Guddoomiyaha Akademiyada...

HILINNADA MAANSADA SOOMAALIYEED

0
Xarunta Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa maanta lagu qabtay barnaamij ku saabsan hilinnada maansada Soomaaliyeed. Muqdisho, Luulyo 24, 2024 Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta,...